Profiles

Bio

Waxaan ahay abwaan
abaabula nabadiyo
u naxaa adoomada illaah
aadanahad arkeysiyo
amerikaa arkeyso
asalkeeda ka eeg
dagalkan kuhobanay
ayakaa ku horeyay
dakodi laayay
aniga waxan qabaa
ibtiladan na heysiyo
wax kale maaho
jiheeyahaa ka warersan

Interests

WAXAN XISEYA CIYARAHA KUBADA CAGTA WAXAN TAGERA KOOXDA MANCHESTER UNITED FC

  • Member Since: December 7th, 2013
  • Location: Nairobi
  • Website: xaajimaxaad.blog.com
  • Job Title: SHIIQULKULLI
  • Employer: MAANABOLYO
  • Find me on: